Markos 2:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Ciise kolkuu rumaysadkoodii arkay, ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, dembiyadaadu waa cafiyan yihiin. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH5 Ciise kolkuu rumaysadkoodii arkay, ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, dembiyadaadu waa cafiyan yihiin. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Yesu gortu arkey iman kodha, waẖu kuyiri ki u̱ryanka aha: Wil keyga dembi gaga wa lugua̱fiyey. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Ciise markii uu arkay iimaankoodi, ayuu ku yiri ninkii curyaanka ahaa, “Saaxiibow, dembiyadaadu wey cafisan yihiin.” Faic an caibideil |