Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 2:10 - Kitaabka Quduuska Ah

10 Laakiin si aad ku garataan in Wiilka Aadanahu dhulka ku leeyahay amar uu dembiyada ku cafiyo (ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi),

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Laakiin si aad ku garataan in Wiilka Aadanahu dhulka ku leeyahay amar uu dembiyada ku cafiyo (ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi),

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

10 Ilowse adkastane Wilki Aden inu amar kuleyahay duniyeda oskua̱fiyo dembiga,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Laakiin waxaan rabaa inaad ogaataan in Wiilka Aadanahu dhulka ku leeyahay awood uu dembiyada ku cafiyo.” Markaas ayuu ninkii ku yiri,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 2:10
8 Iomraidhean Croise  

Ciise goortuu dhinacyada Kaysariya Filibos yimid ayuu xertiisii weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Dadku yay ku sheegaan Wiilka Aadanaha?


Waxaan ku leeyahay, Kac oo sariirtaada qaado oo gurigaaga tag.


Iyamaa hawl yar, in curyaanka lagu yidhaahdo, Dembiyadaadu waa cafiyan yihiin, ama in lagu yidhaahdo, Kac oo sariirtaada qaado oo soco?


Ilaah baa isaga gacantiisa midigeed sare ugu qaaday inuu ahaado Amiir iyo Badbaadiye si uu Israa'iil toobad iyo dembidhaaf u siiyo.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan