Markos 16:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u yimaadaan oo mariyaan isaga. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u yimaadaan oo mariyaan isaga. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Kolkey sabatoda ḋamatey, Maryan Magdalene iyo Maryan habarti Yaghub iyo Salome, wahay gaden ḋir udgon, iney ukaa̱n ha mariyane asaga. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Maalintii Sabtida kadib ayaa Maryantii reer Magdala iyo Maryantii hooyada u ahayd Yacquub iyo Saloome waxey gadeen dhir udgoon si ey jirka Ciise u mariyaan. Faic an caibideil |