Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 15:2 - Kitaabka Quduuska Ah

2 Bilaatos wuxuu weyddiiyey, Ma Boqorka Yuhuudda baad tahay? Wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waad tidhi.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Bilaatos wuxuu weyddiiyey, Ma Boqorka Yuhuudda baad tahay? Wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waad tidhi.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Pilato wa uwarsadey: Ma adiga ah suldanki Yahud? Asagana wa jawabey, waẖu kuḋehey: Adiga tiri.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Markaas ayaa Bilaatos weydiiyay Ciise, “Ma waxaad tahay boqorka Yuhuudda?” Ciise ayaa ugu jawaabay, “Adiga ayaa yiri.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 15:2
11 Iomraidhean Croise  

Xaggee buu joogaa boqorka Yuhuudda ee dhashay? Waayo, bari ayaannu xiddigtiisii ka aragnay, oo waxaannu u nimid inaannu caabudno.


Bilaatos baa mar kale u jawaabay oo ku yidhi, Haddaba maxaad doonaysaan inaan ku sameeyo kan aad ugu yeedhaan Boqorka Yuhuudda?


Markaasay salaameen oo waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow.


Waxaa lagu qoray meel ka korraysa isaga qorniinkii ashtakadiisii oo leh, BOQORKA YUHUUDDA.


Markaasaa wadaaddadii sare wax badan ku ashtakeeyeen.


Bilaatos baa u jawaabay oo ku yidhi, Ma waxaad doonaysaan inaan idiin sii daayo Boqorka Yuhuudda?


Ilaah hortiis kan wax kasta nooleeya, iyo Ciise Masiix hortiis, kan Bontiyos Bilaatos hortiisa qirashada wanaagsan ku qirtay, waxaan kugu amrayaa


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan