Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 14:8 - Kitaabka Quduuska Ah

8 Way samaysay waxay kartay. Waxay hore ugu soo baxday inay jidhkayga udgoonayso aasniintayda aawadeed.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Way samaysay waxay kartay. Waxay hore ugu soo baxday inay jidhkayga udgoonayso aasniintayda aawadeed.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Waẖay subisey sidey kartey, way hormartey iney imariso marẖam korka sababti dug teyda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Waxey awoodey ayey sameysay. Cadar ayey jirkeyga ku shubtay si ey iigu sii diyaariso duugteyda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 14:8
14 Iomraidhean Croise  

Dadkaagu iyagoo raalli ah bay isbixiyaan maalintii xooggaaga, Iyagoo leh quruxda quduusnimada, ee ka timaada uurka waaberiga, Adigaa leh sayaxa dhallinyaranimadaada.


Waxay cadarkan jidhkayga ugu shubtay inay aasniintayda ii diyaargarayso.


Haddaba waxay ahayd Maalintii Diyaargarayska, taas oo ah maalinta sabtida ka horraysa, oo markii makhribkii la gaadhay,


Markaasuu soo dejiyey oo kafan ku duudduubay, oo wuxuu geliyey xabaal dhagax ka qodnayd, meel aan weligeed ninna la dhigin.


Haddaba Ciise ayaa yidhi, Daaya. Waxay u haysay maalinta aasniintayda.


Waayo, haddii diyaar la yahay, sida loo haysto ayaa loo aqbalaa ee ma aha sidaan loo haysan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan