Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 14:4 - Kitaabka Quduuska Ah

4 Waxaa joogay kuwa qalbiga ka cadhooday, oo waxay isku yidhaahdeen, Cadarkii maxaa sidan loogu khasaariyey?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Waxaa joogay kuwa qalbiga ka cadhooday, oo waxay isku yidhaahdeen, Cadarkii maxaa sidan loogu khasaariyey?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Kuwi kujiren ghar kodha waẖay ka ḋirfen ghalbi godha oy ḋehen: Maẖu kunoghdey beytimal kan marẖamka?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Arintan aad ayey martidii halkaas joogtay uga xanaajisay oo waxey dhexdooda isku yiraahdeen, “Maxaa cadarkan loo khasaariyay?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 14:4
8 Iomraidhean Croise  

Oo haddana waxaan arkay in hawl oo dhan iyo shuqul kasta oo lagu guulaystoba uu nin deriskiisu ugu hinaaso. Oo taasuna waa wax aan waxba tarayn iyo dabagalka dabaysha oo kale.


Tobankii goortay taas maqleen ayay labadii walaalaha ahayd u cadhoodeen.


Ciise goortuu Beytaniya joogay oo ku jiray guriga Simoon kii baraska qabi jiray, intuu cuntada u fadhiyey, waxaa u timid naag haysa weel alabastar ah oo cadar naaradiin oo qaali ah ku jiro. Weelkii bay jebisay, oo cadarkii madaxiisay ku shubtay.


Waayo, cadarkan waxaa lagu iibin kari lahaa wax saddex boqol oo dinaar ka badan oo masaakiinta la siin lahaa, wayna ku gunuunaceen iyadii.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan