Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 14:3 - Kitaabka Quduuska Ah

3 Ciise goortuu Beytaniya joogay oo ku jiray guriga Simoon kii baraska qabi jiray, intuu cuntada u fadhiyey, waxaa u timid naag haysa weel alabastar ah oo cadar naaradiin oo qaali ah ku jiro. Weelkii bay jebisay, oo cadarkii madaxiisay ku shubtay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Ciise goortuu Beytaniya joogay oo ku jiray guriga Simoon kii baraska qabi jiray, intuu cuntada u fadhiyey, waxaa u timid naag haysa weel alabastar ah oo cadar naaradiin oo qaali ah ku jiro. Weelkii bay jebisay, oo cadarkii madaxiisay ku shubtay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Asagana kolku jogey Betaniya gurigi Simon ki fantada ghabey, osufaḋiyey u̱ntada, waẖa imatey nagto, waẖay wadatey ghurarado alabastro ah, marẖamki nardo khalis otaman leh, waẖay jebisey ghuraradi oy kagashubtey madaẖ hisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Isaga oo jooga magaalada Beytaniya oo wax ka cunaya guriga Simoon kii baraska qabi jiray, markaas ayaa naag halkaas la timaaday dhalo laga sameeyay dhagax qaali ah, oo cadar qaali ah leh ku jiro oo laga sameeyay ubax saafi ah, markaas ayey dhaladii furtay oo ey cadarkii madaxa Ciise ku shubtay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 14:3
11 Iomraidhean Croise  

Inta boqorku miiskiisii fadhiyey, Ayaa cadarkaygii naaradiinka ahaa caraftiisu soo baxday.


Waxaan u sara joogsaday inaan gacaliyahayga iridda ka furo, Oo gacmahaygana waxaa ka daadanayay malmal, Farahaygana malmalku Wuxuu kaga tiftifqay qataarkii albaabka.


Markaasuu ka tegey iyaga oo magaaladii ka baxay ilaa Beytaniya, oo halkaasuu ku hoyday.


Sidaas oo kale kii labada helayna, laba kale ayuu faa'iiday.


Waayo, waxay yidhaahdeen, Yaanay noqon wakhtiga iidda si aan rabshad dadka uga dhex kicin.


Waxaa joogay kuwa qalbiga ka cadhooday, oo waxay isku yidhaahdeen, Cadarkii maxaa sidan loogu khasaariyey?


Maryantaasu waxay ahayd tii Rabbiga cadar marisay oo cagihiisa timaheeda ku tirtirtay, oo walaalkeed Laasaros bukay.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan