Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 14:10 - Kitaabka Quduuska Ah

10 Yuudas Iskariyod oo ahaa mid laba-iyo-tobanka ka mid ah ayaa u tegey wadaaddada sare inuu u gacangeliyo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Yuudas Iskariyod oo ahaa mid laba-iyo-tobanka ka mid ah ayaa u tegey wadaaddada sare inuu u gacangeliyo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

10 Yuda Iskariote mid kodha laba iyo tobanka, waẖu ukae̱y wadadahi waweyna, ha geliye Yesu gaa̱ma hodha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Kadib Yuudas Iskariyod oo ka mid ah laba iyo tobankii xerta Ciise, ayaa u tagay gudoomiyayaashii wadaaddada si uu u soo gacangeliyo Ciise.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 14:10
10 Iomraidhean Croise  

Xataa saaxiibkaygii aan isku halleeyey, oo kibistaydii cunay, Ayaa cedhibtiisa ii qaaday.


iyo Simoon reer Kaana, iyo Yuudas Iskariyod, kii gacangeliyey.


Iyagu markay maqleen ayay farxeen oo waxay ka ballanqaadeen inay lacag siiyaan. Markaasuu doonayay goor wanaagsan oo uu u soo gacangeliyo.


iyo Yuudas Iskariyod, kii gacangeliyey.


Ibliiska ayaa markii hore qalbiga Yuudas Iskariyod ina Simoon geliyey inuu Ciise gacangeliyo.


Isagu haddaba markuu koosaartii qaatay, markiiba ayuu baxay, oo waxayna ahayd habeennimo.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan