Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 13:1 - Kitaabka Quduuska Ah

1 Goortuu macbudka ka baxay, xertiisa midkood ayaa ku yidhi, Eeg, Macallimow, dhagaxyada iyo dhismaha siday u weyn yihiin!

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Goortuu macbudka ka baxay, xertiisa midkood ayaa ku yidhi, Eeg, Macallimow, dhagaxyada iyo dhismaha siday u weyn yihiin!

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Kolku kasobaẖeyey betmaghdeska, asaẖab tisa mid kodha waẖu kuyiri: Maa̱lin firi ḋagaẖ sidee iyo ḋisid sidee!

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Ciise goortii uu macbadka ka baxayay mid xertiisi ka mid ah ayaa ku yiri, “Macalinow, fiiri dhagaxan weyn iyo dhismahan quruxda badan!”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 13:1
9 Iomraidhean Croise  

Oo Yeremyaah wuxuu Seraayaah ku yidhi, Markaad Baabuloon tagtid oo aad aragtid, erayadan oo dhan wada akhri,


Oo keruubiimtiina baalashooday kor u qaadeen oo anigoo indhaha ku haya ayay dhulka kor isaga qaadeen, oo markay bexeen giraangirihiina way dhinac socdeen, oo waxay ag istaageen albaabkii iridda bari ee guriga Rabbiga, oo Ilaaha reer binu Israa'iil ammaantiisiina iyagay ka korraysay.


Markaasaa ammaantii Rabbigu keruubkii marinkii guriga uga kacday, oo gurigiina waxaa ka buuxsantay daruurtii, oo barxaddiina waxaa ka buuxsamay dhalaalkii ammaanta Rabbiga.


Oo wuxuu kaloo igu sii yidhi, Wiilka Aadamow, ma u jeedda waxa ay samaynayaan, xataa waxyaalaha waaweyn oo karaahiyada ah ee ay reer binu Israa'iil halkan ku sameeyaan si aan meeshayda quduuska ah uga sii fogaado? Laakiinse bal haddana waxaad arki doontaa waxyaalo karaahiyo ah oo tan ka sii weyn.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan