Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 11:5 - Kitaabka Quduuska Ah

5 Kuwa halkaa taagnaa qaarkood waxay ku yidhaahdeen, Maxaad samaynaysaan oo u furaysaan qaylka?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Kuwa halkaa taagnaa qaarkood waxay ku yidhaahdeen, Maxaad samaynaysaan oo u furaysaan qaylka?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Gharkodha kuwi jogen ẖagas, waẖay kuḋehen: Maẖad subineysin odufureysin khelka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 ayaa kuwa halkaas taagnaa iyaga weydiiyeen, “Maxaad dameerka u furaysaan?”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 11:5
3 Iomraidhean Croise  

oo wuxuu ku yidhi, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, oo kolkiiba waxaad ka helaysaan dameer xidhan iyo qayl la jooga. Soo fura oo ii keena,


Markaasay tageen oo heleen qayl ku xidhan irid agteed meel dibadda ah oo jidka dhexdiisaa, wayna soo fureen.


Kolkaasay waxay ku yidhaahdeen sida Ciise u amray, markaasay oggolaadeen.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan