Markos 11:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 Wuxuuna ku yidhi, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, oo kolkiiba markaad gashaan waxaad ka helaysaan qayl xidhan oo aan ninna weligii fuulin. Soo fura oo keena. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 Wuxuuna ku yidhi, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, oo kolkiiba markaad gashaan waxaad ka helaysaan qayl xidhan oo aan ninna weligii fuulin. Soo fura oo keena. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Ukaa̱ tan iyo bulada idinkusotoseysa, markad gashan, waẖad arkeysan khel laẖirey onina fulin weli, fura okena. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 oo ku yiri, “Baxa oo tuulada idin ka horeysa taga, oo markaad saas u gashaanna waxaad halkaas ku arki doontaan dameer halkaas ku xiran kaasoo aan qofna fuulin weligiis. Xarigga kasoo fura oo halkan keena. Faic an caibideil |