Markos 11:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Goortay Yeruusaalem ku soo dhowaadeen, halka Beytfaage iyo Beytaniya, xaggii Buur Saytuun, xertiisii ayuu laba ka diray. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Goortay Yeruusaalem ku soo dhowaadeen, halka Beytfaage iyo Beytaniya, xaggii Buur Saytuun, xertiisii ayuu laba ka diray. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Kolkey kusoḋowaden Yerusalem iyo Betfage iyo Betaniya burti Seytuni agtedha, waẖu kadirey laba asaẖab tisa, waẖu kuyiri: Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Ciise iyo xertiisi markey u soo dhawaadeen Yeruusaalem oo ey yimaadeen Beytfaage iyo Beytaniya buur Saytuun agteeda, ayuu Ciise diray laba ka mid ah xertiisa Faic an caibideil |
Oo maalintaas cagihiisu waxay ku istaagi doonaan Buur Saytuun, taasoo Yeruusaalem ka horraysa oo xagga bari ka xigta, oo Buur Saytuunna dhexday uga kala dillaaci doontaa xagga bari iyo xagga galbeed, oo waxaa jiri doonta dooxo aad u weyn, oo buurta badhkeed wuxuu u durki doonaa xagga woqooyi, oo badhkeeda kalena wuxuu u durki doonaa xagga koonfureed.