Markos 10:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Haddaba wixii Ilaah isku xidhay ninna yaanu kala furin. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH9 Haddaba wixii Ilaah isku xidhay ninna yaanu kala furin. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Waẖi Ilahey iskukabey yusan kalafurin binow Aden. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Haddaba laba ma kala aha, laakiin waxey isku yihiin hal jir. Sidaa darteed wax uu Illaahey hal ka dhigay qofna yuusan kala saarin.” Faic an caibideil |