Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 10:4 - Kitaabka Quduuska Ah

4 Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Ayakana waẖay ḋehen: Muse waẖu aghbaley in laḋigto khadki dalaghda, olafuro.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Waxey yiraahdeen, “Sharciga Muuse wuxuu fasaxayaa in ninku warqadda furitaanka u qoro xaaskiisa kadibna uu iska diro.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 10:4
7 Iomraidhean Croise  

Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii furniinka ee hooyadiin, oo aan ku eryay? Waase kuma kan ka mid ah kuwa daynka iga qaba oo aan idinka iibiyey? Bal eega, xumaatooyinkiina aawadood ayaa laydiin iibiyey, oo xadgudubyadiinna aawadood ayaa hooyadiin lagu furay.


Waxaa la yidhaahdaa, Haddii nin naagtiisa iska furo, oo ay ka tagto isaga, oo ay nin kale naagtiis noqoto, kii qabi jiray miyuu iyada u soo noqdaa? Miyaan dalkaasu aad u nijaasoobayn? Laakiinse adigu waxaad ka dhillaysatay saaxiibbo badan, oo haddana miyaad ii soo noqon doontaa? ayaa Rabbigu leeyahay.


Ninkeedii Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo aan doonayn inuu dadka tuso, wuxuuse doonayay inuu si qarsoon u eryo.


Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Haddaba Muuse muxuu u amray in warqaddii furniinta iyada la siiyo oo la furo?


Kolkaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Muuse muxuu idinku amray?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan