Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 10:3 - Kitaabka Quduuska Ah

3 Kolkaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Muuse muxuu idinku amray?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Kolkaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Muuse muxuu idinku amray?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Asagana wa jawabey, waẖu kuyiri: Maẖu idinkuamrey Muse?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markaas ayaa Ciise ugu jawaabay, “Sharciga Muuse muxuu idin ku amray?”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 10:3
6 Iomraidhean Croise  

Sharciga iyo markhaatifurka ka fiirsada, oo eraygan hadal waafaqsan haddaanay ku hadlinna hubaal iyaga waaberi uma jiri doono.


Markaasaa Farrisiintu u timid oo weyddiisay, Ma xalaal baa in nin naagtiisa furo? Wayna jirrabayeen.


Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo.


Mid sharciga yaqaan ayaa istaagay oo jirrabay, isagoo leh, Macallimow, maxaan sameeyaa si aan ku dhaxlo nolosha weligeed ah?


Qorniinka ayaad baadhaan, waayo, waxaad u malaynaysaan inaad nolosha weligeed ah ka helaysaan, waana iyaga kuwa ii marag furayaa.


Kuwiinna doonaya inay sharciga ka hooseeyaanow, ii sheega. Sharciga miyeydnaan maqlin?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan