Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 10:12 - Kitaabka Quduuska Ah

12 Naagna haddii ay ninkeeda furto oo mid kale guursato ayay sinaysataa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Naagna haddii ay ninkeeda furto oo mid kale guursato ayay sinaysataa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 nagna hadey deyso nin kedha oygursato mid kale wa ma̱siyeysata.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Haddii haweeney ninkeeda furto oo nin kale guursatana wey sineysatay.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 10:12
3 Iomraidhean Croise  

Laakiin waxaan idinku leeyahay, Mid walba oo naagtiisa furaa sababta sinada aawadeed maahee, wuxuu ka dhigayaa inay sinaysato, oo kii guursadaa tii la furayna waa sinaystaa.


Laakiin hadday ka tagto, ha iska guur la'aato ama ninkeedii ha la heshiiso; oo ninkuna yaanu afadiisa ka tegin.


Oo afadii nin aan rumaysanayni qabo oo isna raalli ka yahay inuu la joogo, yaanay ninkeeda ka tegin.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan