Markos 1:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan, oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay, iyagoo dembiyadooda qiranaya. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH5 Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan, oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay, iyagoo dembiyadooda qiranaya. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Waẖay ukae̱n asaga dadki dalki yahud kuli iyo kuwi Yerusalem oḋan, waẖa lugubatisey kuli wobi Yordan, oyghirten dembi godha. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markaas ayaa dad badan ka yimaadeen Yuhuudiya iyo Yeruusaalem si ey u dhageystaan Yooxanaa. Dembiyadooda markey qirtaanna wuxuu ku baabtiisayay webi Urdun. Faic an caibideil |