Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 1:3 - Kitaabka Quduuska Ah

3 Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya, Jidka Rabbiga hagaajiya, Waddooyinkiisa toosiya.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya, Jidka Rabbiga hagaajiya, Waddooyinkiisa toosiya.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 O̱d kisa okaghaylinaya gelgesha: Subiya jidki Rabi, tosiya mura hisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 “Codka kan cidlada ka dhawaaqaya, oo leh, ‘Rabbiga jidka u hagaajiya, waddooyin toosan isaga u sameeya.’ ”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 1:3
8 Iomraidhean Croise  

Maalmahaas waxaa yimid Yooxanaa Baabtiisaha isagoo cidlada Yahuudiya wax ku wacdiyaya, oo leh,


Waayo, kan waa kii nebi Isayos ka hadlay kolkuu yidhi, Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya, Jidka Rabbiga hagaajiya, Waddooyinkiisa toosiya.


oo Annas iyo Kayafas wadaaddadii sare ahaan jireen, markaasaa ereygii Ilaah cidlada ugu yimid Yooxanaa ina Sakariyas.


Yooxanaa waa u marag furay isaga, wuxuuna ku qayliyey oo yidhi, Kanu waa kii aan idhi, Kan iga daba imanayaa waa iga horreeyey, waayo, hortay buu jiray.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan