Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 1:2 - Kitaabka Quduuska Ah

2 Sidii Nebi Isayos u qoray, Eeg, waxaan hortaada soo dirayaa wargeeyahayga, Kan jidkaaga diyaargarayn doona;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Sidii Nebi Isayos u qoray, Eeg, waxaan hortaada soo dirayaa wargeeyahayga, Kan jidkaaga diyaargarayn doona;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Sidi luguḋigey kutubahi nabiyalka: Firi, aniga waẖan diraya malaig teyda fol kaga hortisa, okusubin donto jid kaga hortadha;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Sida ku qoran kitaabkii nebi Isayos, “Waxaan hortaada soo diri doonaa wargeeyaheyga, kaasoo jidka kuu sii diyaarin doona.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 1:2
13 Iomraidhean Croise  

Oo markaasaan idhi, Bal eeg, anigu waan imid, Oo kitaabka duudduuban wax igu saabsan baa ku qoran.


Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaan soo dirayaa wargeeyahayga, oo isna jidka ayuu hortayda ku sii diyaargarayn doonaa. Oo Sayidka aad doondoonaysaanna dhaqsiyuu macbudkiisa u iman doonaa, oo bal eega, wargeeyihii axdiga oo aad ku faraxdaanna wuu imanayaa.


Kanu waa kii laga qoray, Eeg, waxaan hortaada soo dirayaa wargeeyahayga, Kan jidkaaga kuu sii diyaargarayn doona hortaada.


Oo waxay ku yidhaahdeen, Beytlaxamtii Yahuudiya, waayo, sidaasaa nebigii u qoray,


Wiilka Aadanahu waa baxayaa, siday u qoran tahay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas Wiilka Aadanaha gacangelinaya. Waxaa ninkaas u wanaagsanaan lahayd inaanu dhalan.


Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Caawa kulligiin waa iga xumaan doontaan, waayo, waxaa qoran, Adhijirkaan dili doonaa oo idaha foofka ahu waa kala firdhi doonaan.


(Siduu afkii nebiyadiisii quduuska ahaa tan iyo bilowgii uga hadli jiray),


Adiguna, ilma yahow, waxaa laguugu yeedhi doonaa nebigii Kan ugu sarreeya, Waayo, waxaad hor mari doontaa Rabbiga hortiisa inaad jidadkiisa diyaargaraysid;


Laba-iyo-tobankii ayuu watay oo ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem, oo wax walba oo nebiyadu qoreen ayaa Wiilka Aadanaha u noqon doona.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan