Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 1:16 - Kitaabka Quduuska Ah

16 Markuu badda Galili ag marayay, wuxuu arkay Simoon iyo walaalkiis Andaros, iyagoo shabag badda ku tuuraya, waayo, waxay ahaayeen kuwa kalluun jillaabta.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Markuu badda Galili ag marayay, wuxuu arkay Simoon iyo walaalkiis Andaros, iyagoo shabag badda ku tuuraya, waayo, waxay ahaayeen kuwa kalluun jillaabta.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

16 Gortu marayey ẖebti badi Galilaya, waẖu arkey Simon iyo Andrea, walal kisa, waẖay kuturayen shabagta bada, sababti waẖay ahayen jilabato.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Ciise oo ag maraya badda Galili ayaa arkay Simoon iyo walaalkiis Andaros iyagoo shabaag badda ku tuuraya, waayo waxey ahaayeen kalluumaysato.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 1:16
11 Iomraidhean Croise  

Laba-iyo-tobanka rasuul magacyadoodu waa kuwan, Kan ugu horreeyaa waa Simoon, kan Butros la odhan jiray, iyo walaalkiis Andaros, iyo Yacquub ina Sebedi, iyo walaalkiis Yooxanaa,


Waxay ahaayeen Simoon, kan uu Butros u bixiyey,


iyo Andaros, iyo Filibos, iyo Bartolomayos, iyo Matayos, iyo Toomas, iyo Yacquub ina Alfayos, iyo Tadayos, iyo Simoon reer Kaana,


oo waxay ahayeen Simoon, kan uu Butros u bixiyey, iyo walaalkiis Andaros, iyo Yacquub iyo Yooxanaa, iyo Filibos iyo Bartolomayos, iyo


Markaasaa Filibos u yimid oo Andaros u sheegay, oo haddana Andaros iyo Filibos baa wada yimid, oo ay Ciise u sheegeen.


Markaasaa xertiisii midkood oo Andaros la odhan jiray oo Simoon Butros walaalkiis ahaa wuxuu ku yidhi,


Oo markay magaaladii galeen, waxay aadeen qolladdii sare, meeshay joogi jireen Butros iyo Yooxanaa iyo Yacquub iyo Andaros, iyo Filibos iyo Toomas, iyo Bartolomayos, iyo Matayos, iyo Yacquub ina Alfayos, iyo Simoon Qiiroleh, iyo Yuudas ina Yacquub.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan