Luukos 4:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 Afartan maalmood ayaa Ibliisku jirrabayay. Maalmahaasna waxba ma cunin. Goortay maalmihii dhammaadeen ayuu gaajooday. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 Afartan maalmood ayaa Ibliisku jirrabayay. Maalmahaasna waxba ma cunin. Goortay maalmihii dhammaadeen ayuu gaajooday. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Meeshaas oo afartan maalmood ibliisku ku jarribay. Waqtigaas Ciise waxba ma uusan cunin sidaa darteed aad ayuu u gaajeysnaa. Faic an caibideil |
Tag, oo soo wada ururi Yuhuudda Shuushan joogta oo dhan, oo ii sooma, oo intii saddex maalmood ah, habeen iyo maalin toona, waxba ha cunina, waxna ha cabbina; oo aniga iyo gabdhahayguna sidaas oo kalaan u soomaynaa; oo kolkaasaan boqorka u gelayaa, taasoo aan sharciga waafaqsanayn; oo haddii aan halligmona, waan halligmayaa.