Luukos 2:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 waxayna umushay wiilkeedii curadka ahaa, markaasay maro ku duudduubtay oo qabaal ku jiifisay, waayo, meel ay ku hoydaan ayay hudheelkii ka waayeen. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 waxayna umushay wiilkeedii curadka ahaa, markaasay maro ku duudduubtay oo qabaal ku jiifisay, waayo, meel ay ku hoydaan ayay hudheelkii ka waayeen. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 waxeyna umushay wiilkeedi curadka ahaa. Markaas ayey maro ku duuduubtay oo ey dhex jiifisay qabaal, waayo hoteeladii oo dhan ayey meel ey jiifsadaan ka waayeen. Faic an caibideil |