Luukos 16:3 - Kitaabka Quduuska Ah3 Markaasaa wakiilkii isku yidhi, Maxaan sameeyaa, waayo, sayidkayga ayaa wakiilnimadii iga qaadaya? Itaal aan wax ku qodo ma lihi, inaan dawarsadona waan ka xishoonayaa. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasaa wakiilkii isku yidhi, Maxaan sameeyaa, waayo, sayidkayga ayaa wakiilnimadii iga qaadaya? Itaal aan wax ku qodo ma lihi, inaan dawarsadona waan ka xishoonayaa. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 “Maamulihii ayaa is weydiiyay, ‘Hadda maxaan sameeyaa? Sayidkeyga shaqada ayuu iga saari doonaa. Awood igu filan oo aan beer ku falo ma lihi, inaan tuugsadana waan ka xishoonayaa. Faic an caibideil |