Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:21 - Kitaabka Quduuska Ah

21 Waxaan aaminsanahay addeeciddaada, oo sidaas daraaddeed ayaan warqaddan kuugu soo qorayaa, anigoo garanaya inaad samaynaysid wax ka sii badan waxaan leeyahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Waxaan aaminsanahay addeeciddaada, oo sidaas daraaddeed ayaan warqaddan kuugu soo qorayaa, anigoo garanaya inaad samaynaysid wax ka sii badan waxaan leeyahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Waan ku kalsoonaa markaan warqaddan kuusoo qoray inaad sameyn doonto waxaan ku weydiisto iyo weliba wax kasii badan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:21
6 Iomraidhean Croise  

oo aad aaminsan tahay inaad tahay kan haga kuwa indhaha la', iyo kan nuurka u ah kuwa gudcurka ku jira,


Waxakan ayaan u qoray inaanan markaan imaado ka calool xumaan kuwa aan ku farxi lahaa, anigoo idinku aaminsan dhammaantiin inay farxaddaydu tahay farxadda kulligiin.


Waan ku faraxsanahay inaan wax walba kalsooni weyn idiinku qabo.


Waxaannu iyaga la dirnay walaalkeen kan aannu marar badan caddaynay inuu waxyaalo badan ku dadaalo, haddeerna weliba wuu ka sii dadaal badan yahay hubaasha weyn ee uu xaggiinna ku qabo aawadeed.


Xagga Rabbiga waan idin hubaa inaydnaan wax kale ka fikirayn, laakiin kii idin dhibaa, xukunkiisuu qaadan doonaa mid kastuu yahayba.


Xaggiinnana Rabbiga waannu aaminsan nahay inaad samaysaan oo aad samayn doontaan wixii aannu idinku amarno.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan