Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:15 - Kitaabka Quduuska Ah

15 Mindhaa wuxuu cabbaar kaaga maqnaa inaad weligaa haysatid;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Mindhaa wuxuu cabbaar kaaga maqnaa inaad weligaa haysatid;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Laga yaabaa sababta uu in yar kaaga maqnaa iney tahay inuu dib kuugu soo laabto oo aad weligiin isla joogtaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:15
5 Iomraidhean Croise  

Idinku xumaan baad ila damacsanaydeen, laakiinse Ilaah wuxuu damacsanaa wanaag si uu u sameeyo siday maantaba tahay oo uu dad badan badbaadiyo.


Hubaal waxaa ku ammaani doonta dadka cadhadiisa, Oo waxaad dhexda ku xidhan doontaa cadhada inteeda hadhay.


Oo kuwa xeebta degganu waxay wakhtigaas odhan doonaan, Bal eega wixii ku dhacay kuwii aan isku hallaynaynay oo aan caawimaad ugu cararaynay inay boqorka Ashuur naga samatabbixiyaan Oo bal annagu sidee baannu u baxsanaynaa?


inay sameeyaan wax alla wixii gacantaada iyo taladaadu hore u gooyeen inay noqdaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan