Cibraaniyada 1:3 - Kitaabka Quduuska Ah3 Oo isagu waa dhalaalka ammaantiisa iyo u-ekaanta ahaantiisa, oo wax walba wuxuu ku hayaa erayga xooggiisa, oo goortuu daahirinta dadka dembiyadooda sameeyey dabadeed ayuu wuxuu fadhiistay Weynaha xagga sare midigtiisa, Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Oo isagu waa dhalaalka ammaantiisa iyo u-ekaanta ahaantiisa, oo wax walba wuxuu ku hayaa erayga xooggiisa, oo goortuu daahirinta dadka dembiyadooda sameeyey dabadeed ayuu wuxuu fadhiistay Weynaha xagga sare midigtiisa, Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Wiilka Illaahey wuxuu haystaa nuurka ammaanta Illaahey dhinac walbana wuu uga egyahay. Ereygiisa awoodda leh ayaa aduunka isku haya. Wiilku markii uu dembiyadeena naga nadiifiyay kadib ayuu fariistay gacanta midig ee Illaaha Weyn ee sareeya. Faic an caibideil |