AYUUB 15:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 Cabsida waad baabbi'isaa, Oo cibaadadana Ilaah hortiisa waad ka joojisaa. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH4 Cabsida waad baabbi'isaa, Oo cibaadadana Ilaah hortiisa waad ka joojisaa. Faic an caibideil |
Oo markii nin adeerkiis oo ah kan isaga gubi doona uu kor u qaado inuu lafaha guriga ka soo bixiyo, oo uu ku yidhaahdo kan guriga gudihiisa shishe ku jira, War weli ma qaar baa kula jooga? Oo isna uu yidhaahdo, Maya, markaasuu ku odhan doonaa, War naga aamus, waayo, waa inaannan magaca Rabbiga soo qaadin.