AYUUB 15:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Markaasaa Eliifas kii reer Teemaan isagii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Markaasaa Eliifas kii reer Teemaan isagii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, Faic an caibideil |
Haddaba Ayuub saddexdiisii saaxiib markay maqleen xumaantii isaga ku dhacday oo dhan ayuu midkood kastaaba meeshiisii ka yimid. Oo kuwaasu waxay ahaayeen Eliifas oo ahaa reer Teemaan, iyo Bildad oo ahaa reer Shuuxii, iyo Soofar oo ahaa reer Nacamaatii, oo iyana waxay dhammaantood ballan ku dhigteen inay u yimaadaan si ay isaga ugu tacsiyeeyaan oo ay u qalbi qaboojiyaan.