Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 7:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Sababti majiro ghof kusubinayo waẖ sir kolku asaga donayo inu dahiro. Hadad subiso waẖ ẖan isudahiri adunka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Ma jiro nin si qarsoon wax u sameeyaa markuu doonayo in bayaan loo ogaado. Haddaad waxyaalahan samayso, dunida isu muuji.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Maxaa yeelay ma jiro qof caan noqon raba oo hoos hoos wax u sameeya. Sidaa darteed waxyaalahan aad sameyneysid aduunka tus.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Ma jiro nin si qarsoon wax u sameeyaa markuu doonayo in bayaan loo ogaado. Haddaad waxyaalahan samayso, dunida isu muuji.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 7:4
12 Iomraidhean Croise  

Yesu waẖu ujawabey: Aniga dahir ban kuhadley adunka: beri walba waẖan kubarayey sunagugyalka iyo betmaghdeska, meshey kusoaruran Yahudi oḋan, hadalna kumahadlin gharsodi.


Sa walalahisa wahay kuyirahden: katag inta uka̱ Yudea asaẖab tadha haarkene hawshadha adsubineyso.


Sababti walala hisana maayanaminin asaga.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan