Yohana 7:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Sa walalahisa wahay kuyirahden: katag inta uka̱ Yudea asaẖab tadha haarkene hawshadha adsubineyso. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Walaalihiis haddaba waxay ku yidhaahdeen, Halkan ka bax oo Yahuudiya tag in xertaadiina aragto shuqullada aad samaynaysid. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 ayaa walaalihii Ciise isaga ku yiraahdeen, “Galili ka tag oo aad Yahuudiya, si xertaada halkaas joogta ey u arkaan shaqada aad haysid. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah3 Walaalihiis haddaba waxay ku yidhaahdeen, Halkan ka bax oo Yahuudiya tag in xertaadiina aragto shuqullada aad samaynaysid. Faic an caibideil |