Yohana 7:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Waẖ han kaba̱di Yesu waẖu kuwaregey Galilaya sababti maasanrabin inu kuwarego Yudea sababti Yahudi waẖay donayen iney dilan. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Waxyaalahaas dabadeed Ciise ayaa Galili ku dhex wareegay, waayo, ma u doonaynin inuu Yahuudiya ku wareego, maxaa yeelay, Yuhuuddu waxay doonayeen inay dilaan. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Ciise wuxuu go’aansaday inuu Yahuudiya ka tago oo aado dhinaca Galili. Waayo hogaamiyayaashii Yuhuudda ayaa isaga raadinayeen si ey u dilaan. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah1 Waxyaalahaas dabadeed Ciise ayaa Galili ku dhex wareegay, waayo, ma u doonaynin inuu Yahuudiya ku wareego, maxaa yeelay, Yuhuuddu waxay doonayeen inay dilaan. Faic an caibideil |