Yohana 4:9 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Sa nagti Samariya eheyd waẖay kutiri: Sidee bad igatugi karta biya, adigo ah Yahudi, aniga ah nagti Samariya? Sababti Yahudi oḋan lamaheshiyan Samariya. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH9 Naagtii reer Samaariya ahayd waxay haddaba ku tidhi isaga, Sidee baad, adigoo Yuhuudi ah, biyo ii weyddiisanaysaa, anigoo naag reer Samaariya ah? (Waayo, dan iskuma leh Yuhuudda iyo reer Samaariya.) Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Markaas ayaa naagtii reer Samaariya waxey Ciise ku tiri, “Waxaan ahay naag reer Samaariya ah, adiguna waxaad tahay nin Yuhuudi ah. Sidee ayaad biyo ii weydiisan kartaa?” Waayo Yuhuudda iyo reer Samaariya xiriir kama dhaxeeyo. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah9 Naagtii reer Samaariya ahayd waxay haddaba ku tidhi isaga, Sidee baad, adigoo Yuhuudi ah, biyo ii weyddiisanaysaa, anigoo naag reer Samaariya ah? (Waayo, dan iskuma leh Yuhuudda iyo reer Samaariya.) Faic an caibideil |