Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 4:8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Sababti asaẖab tisa waẖay ukae̱n beledka iney sogadan hunguri.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Maxaa yeelay, xertiisii magaaladay ku maqnaayeen inay cunto soo iibsadaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Waqtigaas xertiisi waxey tageen magaalada oo waxey dooneen cunto.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 Maxaa yeelay, xertiisii magaaladay ku maqnaayeen inay cunto soo iibsadaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 4:8
7 Iomraidhean Croise  

Yesu iyo asaẖab tisana waẖa logayerey aroska.


Markas waẖa imaden asaẖab tisa, waẖay kuyaben inu lahadlayey nag, ilowse ninna maḋihin: Maẖad doni? ama, Maẖad kulahadleysa eyada?


Kuwa badan o Samariya ah beledkas daẖ disa yakuamin asaga, nagti daradi hadal kedha waẖay kamaragka̱dey: Waẖu ishegey waẖan subiyey oḋan.


Sa waẖu yimid beledko Samariya maga i̱sa Sikar, waẖu kuḋowa berti Yaghub assiyey wil kisa Yusuf.


Sa waẖa timid nagto Samariya ah iney biya ḋansato. Yesu waẖu kuyiri: Iwarabi biya.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan