Yohana 4:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Sa waẖu yimid beledko Samariya maga i̱sa Sikar, waẖu kuḋowa berti Yaghub assiyey wil kisa Yusuf. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH5 Haddaba wuxuu yimid magaalada Samaariya, oo Sukhar la odhan jiray, oo ku dhowayd dalkii Yacquub siiyey wiilkiisii Yuusuf. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Wuxuuna yimid magaalo Samaariya ku taala oo la yiraahdo Sukhar, waxey u dhaweyd dhulkii uu Yacquub siiyay wiilkiisa Yuusuf. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah5 Haddaba wuxuu yimid magaalada Samaariya, oo Sukhar la odhan jiray, oo ku dhowayd dalkii Yacquub siiyey wiilkiisii Yuusuf. Faic an caibideil |