Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 4:12 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 Adiga miya kaweyn abahayna Yaghub onasiyey e̱lka kan onaftisa kawarabey, iyo ilma hisa, iyo ẖola hisa?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Miyaad ka weyn tahay awowahayagii Yacquub oo ceelka na siiyey oo isaga qudhiisu ka cabbay iyo wiilashiisii iyo xoolihiisuba?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Miyaad ka weyn tahay awoowgeen Yacquub, kaasoo na siiyay ceel uu isagu xitaa ka cabay. Sidoo kale wiilashiisa iyo xoolahooduna ka cabeen?”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

12 Miyaad ka weyn tahay awowahayagii Yacquub oo ceelka na siiyey oo isaga qudhiisu ka cabbay iyo wiilashiisii iyo xoolihiisuba?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 4:12
8 Iomraidhean Croise  

Yesu wajawabey, waẖu kuyiri: Mid walba okaa̱ba biya ẖan wauomi hadana.


Abayal kayna waẖay kua̱budi jiren bur tan, idinkana waẖad ledihin Yerusalem ḋaẖdisa waye mesha dadka stahil uah iney kua̱budan.


Sa waẖu yimid beledko Samariya maga i̱sa Sikar, waẖu kuḋowa berti Yaghub assiyey wil kisa Yusuf.


Waẖa kuyaley meshas e̱lki Yaghub. Sababti Yesu wa̱hu kaḋaley soo̱dka sa waẖu iskafaristey e̱lka wahay eheyd saa̱di lehad.


Ma adiga kaweyn aba hayna Ibrahim oḋintey? Nabiyalkina wayḋinten. Yad iskaḋigeysa naftadha?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan