Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 3:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Yesu wajawabey, waẖu kuyiri, Amin, amin, waẖan kuleyahay: Ghof hadusan ḋalan marki labad mauarki karo suldannimadi Ilahey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Runtii, runtii waxaan kugu leeyahay, Qof haddaanu mar kale dhalan, boqortooyadii Ilaah arki kari maayo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markaas ayaa Ciise u jawaabay oo ku yiri, “Runtii waxaan ku leeyahay, qofna boqortooyada Illaahey arki maayo illaa uu mar labaad dhasho maahee.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Runtii, runtii waxaan kugu leeyahay, Qof haddaanu mar kale dhalan, boqortooyadii Ilaah arki kari maayo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 3:3
32 Iomraidhean Croise  

Yesuna kolku arkey, rali kumaehen, waẖu kuyiri: Daya a̱rurta, ha iimadane, ha rebina, sababti kuwi ueg kuwan suldanimadi Ilahey ayaka leh.


Ishadana hadey kugefiso iskarid, waẖa kuron inad gasho suldanimadi Ilahey adiga oilla, waẖa kagadaran adiga oleh laba inḋa oluguguturo narti jehanum;


Kuwi anluguḋalin ḋig ama ẖalki korka ama je̱lanti ghof ilowse Ilahey mahine:


Nurkana waẖu kaiftima mugdiga daẖdisa mugdiga mauawodin.


Asagana waẖu kuyiri: Amin, amin waẖan idin leyahai tan iyo hada waẖad arkeysan i̱rka ofeydmey iyo malaigyalki Ilahey okafulayan okusoḋegayan Wilki Adan korkisa.


Wau inḋa tirey asghalbi godha adkeyey yayan kuarkine inḋaha oyankagaranine ghalbiga, oyangadonine an fayobeye.


Nikodemo waẖu kuyiri: Sidee ba ghof uḋalan kara hadu dugh yahay? Mageli kara hade mar labad urki habar tis haḋashey?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan