Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 21:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Simon Petro waẖu kuyiri: Wa ẖan ukaa̱ya inan jilabbo malay. Waẖay kuyirahden: Anakana wamkurae̱yna. Way baẖen oyfulen donida, haben kas waẖba maayan ghabanin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Simoon Butros wuxuu iyaga ku yidhi, Waa soo kalluumaysanayaa. Markaasay ku yidhaahdeen, Annana waa ku raacaynaa. Markaasay tageen oo doonnida fuuleen; laakiin habeenkaas waxba ma ay qaban.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markaas ayaa Simoon Butros iyaga ku yiri, “Waan soo kalluumaysanayaa.” Iyaguna waxey ku yiraahdeen, “Anaguna waan ku raaceynaa.” Kadibna wey tageen oo doon qaateen, laakiin habeenkaas waxba mey qabanin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Simoon Butros wuxuu iyaga ku yidhi, Waa soo kalluumaysanayaa. Markaasay ku yidhaahdeen, Annana waa ku raacaynaa. Markaasay tageen oo doonnida fuuleen; laakiin habeenkaas waxba ma ay qaban.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 21:3
11 Iomraidhean Croise  

Ilowse waga gortu beryey, Yesu waẖu tagna ẖebta, ilowse asaẖabti maayan garanin inu yahay Yesu.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan