Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 2:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Gortu ḋaa̱nki sabibta kadinmey habarti Yesu waẖay kutiri. Maghaban ḋaa̱nki sabib.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Markii khamrigu dhammaaday Ciise hooyadiis waxay isaga ku tidhi, Khamri ma ay qabaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markii khamriga dhamaaday ayey Maryan Ciise ku tiri, “Khamrigii wuu dhamaaday.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Markii khamrigu dhammaaday Ciise hooyadiis waxay isaga ku tidhi, Khamri ma ay qabaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 2:3
8 Iomraidhean Croise  

Sa walala hisa waẖay udiren adeg asaga waẖay yirahden: Siydi kad je̱leyd wajirranyahay.


Yesu iyo asaẖab tisana waẖa logayerey aroska.


Yesuna waẖu kuyiri. Maẖan kaghaba islan yehey saa̱d deyda maghatinmin.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan