Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 2:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Berigi sedaẖadna waẖa jirey aros Kana beledki Galilaya ḋaẖdis Yesu habar tisana wayjogtey meshas.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Maalintii saddexaad waxaa Kaana tii Galili jiray aroos, Ciise hooyadiisna halkaasay joogtay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Maalintii saddexaad aroos ayaa ka dhacay Kaana oo Galili ku taala. Ciise hooyadiisna waxey joogtay halkaas.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Maalintii saddexaad waxaa Kaana tii Galili jiray aroos, Ciise hooyadiisna halkaasay joogtay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 2:1
17 Iomraidhean Croise  

Berigi labad Yohana waẖu arkey Yesu ousoso̱da asaga waẖu yiri: Firi bararki Ilahey oduniyeda dembi gedha ghadaya!


Hadana berigi labad Yohana waẖu lajogey asaẖab tisa laba dodha.


Berigi labad Yesu waẖu rabey inu ukao̱ Galilaya waẖu arkey Filipo waẖu kuyiri: Ira̱.


Tan wa bilowgi insharadi hore Yesu askusubiyey Kana beledki Galilaya daẖdisa waẖu tusey daira disa, asaẖab tisa way aminen asaga.


Waẖa islajiren Simon Petro iyo Toma ologuyerayey Didumo iyo Natanael rer Kanagi Galilaya iyo ilmihi Sebedayo iyo asahab tisa laba dodha kale.


Sa Yesu waẖu garey hadana Kana ki Galilaya meshi biyaha ukusubiyey daa̱nki sabibta. Waẖana jirey ninki daulada owil kisa kujirranna Kapernaum.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan