Yohana 19:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Oy yirahden: Salam, Suldanki Yahudi! waẖay kuḋuften ḋarbaẖa. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasay u yimaadeen oo ku yidhaahdeen, Nabad Boqorka Yuhuuddow, wayna dharbaaxeen. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Wey u yimaadeen oo wey ku jeesjeeseen iyagoo leh, “Boqorka Yuhuuddu ha noolaado!” Waxeyna ka dharbaaxeen wejiga. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah3 Markaasay u yimaadeen oo ku yidhaahdeen, Nabad Boqorka Yuhuuddow, wayna dharbaaxeen. Faic an caibideil |