Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 16:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Waẖ ẖanna waẖay idinkusubinayan, sababti mayaghanin Abaha walow aniga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Oo waxay waxyaalahaas u samayn doonaan, waayo, waxaanay garanayn Aabbaha iyo aniga toona.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Waxey waxyaalahan u sameynayaan waayo ma garanayaan Aabaha iyo anigaba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Oo waxay waxyaalahaas u samayn doonaan, waayo, waxaanay garanayn Aabbaha iyo aniga toona.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 16:3
17 Iomraidhean Croise  

Ilowse waẖ ẖan oḋan waẖay idinkusubinayin maga e̱yga daradisa, sababti mayaghanin ki isodirey.


Ki ineba̱da waẖuna neba̱da Abahey.


Abahi hagha, duniyeda kumataghan ilowse aniga wankuaghan, kuwanna way garten inad isodirtey adiga.


Wana waẖ ẖan noloshi weliged inay kugaranayin adiga o Ilah keli runta ah, iyo Yesu Kristo ki ad sodirtey.


Sa waẖay kuyirahden: Hage bujoga Abaha? Yesu waẖu jawabey: Imataghanin, Abaheyna mataghanin. Hadad ikasi leheyden, Abaheyna wad kasi leheyden.


Idinkana magaraneysan anigase wanaghan, anigana hadan ḋoho maaghan waẖan noghonaya benlow sidina okale ilowse wanaghan, hadal kisa wanaghabsadey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan