Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 13:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Yesuna waoga inu Abaha kusiyey kuli ga̱maha inuna kaimadey Ilahey os hadana ukaa̱yo Ilahey,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Oo wakhtiga cashada Ciise oo garanaya in Aabbuhu wax walba gacanta u geliyey iyo inuu Ilaah ka yimid oo Ilaah ku noqonayo,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Ciise wuu ogaa in Aabuhu isaga siiyay awood uu wax walba ku sameeyo, iyo inuu Illaahey ka yimaaday oo Illaahey u laabanayo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Oo wakhtiga cashada Ciise oo garanaya in Aabbuhu wax walba gacanta u geliyey iyo inuu Ilaah ka yimid oo Ilaah ku noqonayo,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 13:3
22 Iomraidhean Croise  

Majiro ghof arkey Ilahey markasta; Madigi ofadiyey ẖabadki Abaha kan waye kan fasirey war kisa.


Ida Pasakada hortedha Yesu kolku gartey inay saa̱d disa gartey oskategi dono adunkan osukai̱ dono Abaha, sidu uje̱la kuwisa ojogan adunka, sidas yuuje̱la tan iyo gadashi.


Sidad usisey tala waẖi kor leh oidil korkodha, hausiye noloshi weliged waẖad sisey oḋan.


Misna majiro ghof fuley i̱rka, asagi irka kasoḋegey mahee, wana Wilki Adan ojogo irka.


Abe waẖu jee̱lyahay Wilka waẖu ugeliyey kuli gaa̱n tisa.


Ilowse aniga wanaghan sababti waẖan kaimadey asaga, asagana isodirey.


Sa Yesu waẖu yiri: Weli, kisto yar, banidinlajoga, anigana wahan ukaa̱ya ki isodirey.


Yesu wajawabey, waẖu kuyiri: Hadana isumaragkao̱ nafteda marag tedha waun run, sababti wanaghan meshan kaimid iyo meshan ujedo, ilowse idinka mataghanin meshan kaimid walow meshan ujedo.


Yesu waẖu kuyiri: Hadu Ilahey ahan laha abahina anigad ije̱lan leheyden, sababti waẖan kasobahey Ilahey onimadey kumanaimanin nafteyda asagase isodirey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan