Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 13:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Ida Pasakada hortedha Yesu kolku gartey inay saa̱d disa gartey oskategi dono adunkan osukai̱ dono Abaha, sidu uje̱la kuwisa ojogan adunka, sidas yuuje̱la tan iyo gadashi.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Iidda Kormaridda horteed Ciise wuxuu garanayay inay timid saacaddiisii uu dunidan ka tegi lahaa ilaa Aabbaha, oo siduu u jeclaa kuwiisii dunida joogay, ayuu u jeclaa tan iyo dhammaadka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Iiddii Kormaridda ka hor, Ciise wuu ogaa in waqtigii uu aduunkan ka tagi lahaa oo Aabaha u tagi lahaa la gaaray. Siduu u jeclaa xertiisi dunidan joogtay, ayuu u jeclaa illaa dhamaadkii.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Iidda Kormaridda horteed Ciise wuxuu garanayay inay timid saacaddiisii uu dunidan ka tegi lahaa ilaa Aabbaha, oo siduu u jeclaa kuwiisii dunida joogay, ayuu u jeclaa tan iyo dhammaadka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 13:1
44 Iomraidhean Croise  

Waẖa ḋoweyd Pasakadi Yahudi, kuwa badan waẖay kasotagen dalka kuli oy fulen Yerusalem pasakada hor tedha haisḋahiriyane.


Yesuna wajawabey waẖu yiri: Saa̱di way imatey halaamane Wilki Adan.


Sababti ghar waẖay umaleyen inu Yesu kuyiri: Sogad waẖan urabno ida ama hasiyo masakinta waẖ sababti Yuda bawadey kiska.


Yesuna waoga inu Abaha kusiyey kuli ga̱maha inuna kaimadey Ilahey os hadana ukaa̱yo Ilahey,


Amar u̱suban yan idinsinaya, inad idinka isje̱latan sidan aniga idinje̱ladey, adisuje̱latene.


Wad maghashen inan aniga idiniri: Wan tagaya, hadana wan idinsonoghon. Hadad ije̱lan leheyden wad rairai leheyden, sababti waẖan ukaa̱ya Abaha, sababti Abaha igaweyn aniga.


Ilowse adunka hagarto inan Abaha je̱lahay iyo sidu Abaha iamrey yan subina. Kaa̱ ankatagne inta.


Waẖan kaimadey Abaha on imid adunka hadana waẖan ḋafaya adunka on ukaa̱ya Abaha.


Waẖ ẖan bukuhadley Yesu os ughadey inḋa hisa kor i̱rka, waẖu yiri: Abow saa̱di wayimatey, aman Wil kaga, Wil kagana hakuamane adiga:


Ayaka maaha kuwi adunka, sidan aniga ueheyn ki adunka.


Waẖan barey ayaka maga a̱ga hadana wanbaraya, je̱lanti od iguje̱latey hakujirte guda hodha anigana ankujire guda hodha.


Hadana iguaman naftadha, Abe, darajadi ankugulaha intanan jirin adunka.


Sa Yesu wugaranayey kuli waẖi gari dono oḋan, wasobaẖey, waẖu kuyiri: Yad doneysan? Waẖay ujawaben; Yesu ki Nasaret.


Waẖ ẖan kaba̱di Yesu hadu oga inay kuli ḋamatey, ḋigida haḋameytirante, waẖu yiri: On baihaya.


Kolkay pasakadi Yahudi ḋoweyd, Yesu waẖu ukae̱y tan Yerusalem.


Pasaka idi Yahudi way ḋoweyd.


Sa waẖay donen inay ghabtan ilowse nina gaa̱nta magarsinin sababti weli saa̱d disa magarin.


Sa Yesu waẖu kuyiri: Wakhti geyga magarin ilowse wakhti gina beri walba wujoga.


Hadal kan Yesu waẖu kuhadley meshi sandukhi khasanada kolku kubarayey betmaghdeska walow majirin ghof ghabtey sababti saa̱d disa weli magarin.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan