Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 12:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Sa Maryan waẖay ghadatey rotol marẖam nardus safi ah atemin weyn leh, waẖay kamarisey Yesu lugaha oy kagatirtey luga hisa tima hedha aghalki waẖa kabuẖsamey udgonki marẖamka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Maryan haddaba waxay qaadday rodol cadar ah oo naaradiin qaaliya ah, waxayna marisay cagaha Ciise, oo timaheedii ayay cagihiisa ku tirtirtay. Gurigiina waxaa ka buuxsamay udgoonkii cadarka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Maryan ayaa qaaday litir barkiis oo cadar ubax naaradiin saafi oo qaaliya, waxeyna ku shubtay cagihii Ciise kadibna waxey ku tirtirtay timaheeda. Markaas ayaa gurigii oo dhan caraftii cadarka ka buuxsantay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Maryan haddaba waxay qaadday rodol cadar ah oo naaradiin qaaliya ah, waxayna marisay cagaha Ciise, oo timaheedii ayay cagihiisa ku tirtirtay. Gurigiina waxaa ka buuxsamay udgoonkii cadarka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 12:3
16 Iomraidhean Croise  

Wa Maryanti marisey Siydi marẖamu okutirtirtey luga hisa tima hedha iyada walal kedha bajirrana.


Kolkay tiri waẖ ẖan way tagtey waẖay uguyertey walasheda Maryan sir waẖay tiri: Maa̱linka wajoga okuyeraya.


Sa Maryan gortey gartey meshu jogey Yesu way aragtey, waẖay kuda̱dey luga hisa wahay kutiri: Siydi hadad jogi leheyd inta walal key maḋinten.


Nikodemona waimadey, asagi uimadey Yesu horta habenki, waẖu keney ḋir udgon malmal iyo u̱d in bohgol rotol ḋan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan