Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 11:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Sa walala hisa waẖay udiren adeg asaga waẖay yirahden: Siydi kad je̱leyd wajirranyahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Sidaa aawadeed walaalihii farriin bay Rabbiga u direen iyagoo leh, Sayidow, ogow, kii aad jeclayd waa bukaaye.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Sidaa darteed walaalihii ayaa fariin Rabbiga u diray iyagoo leh, “Rabbiyow, kii aad jecleyd wuu xanuusanyahay.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Sidaa aawadeed walaalihii farriin bay Rabbiga u direen iyagoo leh, Sayidow, ogow, kii aad jeclayd waa bukaaye.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 11:3
16 Iomraidhean Croise  

Sa ninko bajirrana omaga i̱sa wa Lasaro layirahdo rer Betania, beledki Maryan iyo walasheda Marta.


Waẖu yiri sidas kaba̱di waẖu kuḋehey: Lasaro wadey geyna wahurda, ilowse jidkan ghadaya ankie̱ye.


Wa Maryanti marisey Siydi marẖamu okutirtirtey luga hisa tima hedha iyada walal kedha bajirrana.


Sa Marta waẖay kutiri Yesu: Siydi hadad inta jogi leheyd, walal key maḋinten.


Sa Yahudiyalki waẖay ḋehen: Firi sidu uje̱la!


Yesu waẖu je̱la Marta iyo walasheda iyo Lasaro.


Idinka waẖad iguyertan Maa̱lin iyo Siydi, sifia̱n bad kuhadashan, sababti wanahay.


Waẖa kujirey asaẖab tisa midkodho akuleẖsana ẖabadki Yesu wana kuje̱la Yesu.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan