Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 10:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Kolku bananka ubiẖiyo ida hisa wahormara idahana way raa̱yin asaga; sababti way kasayin o̱d kisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Markuu kuwiisa wada saaro, wuu hor kacaa, iduhuna way raacaan, waayo, codkiisay garanayaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Markii uu kuwiisa oo dhan banaanka u soo kaxeeyo wuu hor socdaa, idihiisuna wey raacaan waayo wey garanayaan codkiisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Markuu kuwiisa wada saaro, wuu hor kacaa, iduhuna way raacaan, waayo, codkiisay garanayaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 10:4
23 Iomraidhean Croise  

Ida kale yan leyahay oanaheyn kuwi heradan kuwasna lasim bay igutahay inan keno o̱d keygana way maghlayin waẖay noghanayin usho iyo ẖolarao̱.


Ida heyga waẖay maghlan o̱d keyga anigana wan aghan ayakana way iraa̱n.


Kan yuufura ki irida ḋowra. Idahana waẖay maghlayan o̱d kisa, ida hisana waẖu uguyera maga̱ya hodha osuwada bananka.


Marti marna maraa̱yin ilowse way kaa̱rarayin sababti makasayin o̱dki martida.


Kuli kuwi igahoreyen waẖay ahayen tuga iya ghaule, ilowse idaha mamaghlin ayaka.


Ghof hadu iadego hairao̱ anigana meshan jogo yunajogi dona mididin keyga hadana; ghof hadu iadego Abahey basẖishmeynaya.


Sababti waẖan idintusey, sidan idinsubiyey aniga adsubisane idinkana.


Sa Pilato waẖu kuyiri: Suldan ba tahay hade? Yesu waẖu jawabey: Adiga tiri inan ahay suldan; aniga sababtas yanuḋashey, sababtasna yan uimadey duniyeda anumaragkae̱ runta. Mid walba oki runta ah, waẖu maghla o̱d keyga.


Ki ghaba nagti aroska yaah ninki aroska, ilowse wadey gisa oujogo inu maghlo asaga, ad buugufarẖa o̱dki ninki aroska; faraẖad deyda tan wayḋamey‐tirantey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan