Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 10:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Kan yuufura ki irida ḋowra. Idahana waẖay maghlayan o̱d kisa, ida hisana waẖu uguyera maga̱ya hodha osuwada bananka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Illinjoogaha ayaa isaga illinka ka fura, iduhuna codkiisay maqlaan, idihiisana magacyadooda ayuu ugu yeedhaa, oo dibadduu u kaxeeyaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Midka albaabka ilaaliyana albaabka ayuu ka furaa isaga, iduhuna codkiisa ayey maqlaan. Idihiisa magacyadooda ayuu ugu yeeraa oo banaanka ayuu ku hogaamiyaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Illinjoogaha ayaa isaga illinka ka fura, iduhuna codkiisay maqlaan, idihiisana magacyadooda ayuu ugu yeedhaa, oo dibadduu u kaxeeyaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 10:3
32 Iomraidhean Croise  

Aniga ah hola raa̱ fi̱an wan aghan kuweyga kuweygana way iyaghanin.


Ida kale yan leyahay oanaheyn kuwi heradan kuwasna lasim bay igutahay inan keno o̱d keygana way maghlayin waẖay noghanayin usho iyo ẖolarao̱.


Kolku bananka ubiẖiyo ida hisa wahormara idahana way raa̱yin asaga; sababti way kasayin o̱d kisa.


Aniga ah iridi ghof hadu isogalo wafakanaya wanagelaya obaẖaya waẖuna helaya irsaghad.


Kuli wahu isinayo Abaha waiimanayan ki iimadana ebedkey bananka umaturayo.


Waha luguḋigey kutubihi nabiyalka: Kuli waẖa baraya Ilahey. Sababtas mid walba omaghley Abaha okabartey waiimada:


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan