Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 10:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Amin, amin waẖan idinleyahay: Kan kagelin iridi heradi idaha, ilowse okafulayo mel kale kan wa tug iya ghawle.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii aan xerada idaha illinka ka soo gelin ee meel kale ka soo fuulaa, kaasi waa tuug iyo waxdhace.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Ciise ayaa yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay Farrisiintiyow, mid walboo aanan xerada idaha albaabka kasoo galin ee meel kale kasoo fuula, kaasi waa tuug iyo mid wax dhaca.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii aan xerada idaha illinka ka soo gelin ee meel kale ka soo fuulaa, kaasi waa tuug iyo waxdhace.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 10:1
28 Iomraidhean Croise  

Sa Yesu waẖu kuyiri hadana: Amin, amin, waẖan idinleyahay: Aniga ah iridi idaha:


Yesu wajawabey, waẖu kuyiri, Amin, amin, waẖan kuleyahay: Ghof hadusan ḋalan marki labad mauarki karo suldannimadi Ilahey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan