Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 1:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Horti waẖa jirey Hadal, Hadalkana waẖu lajirey Ilahey, Hadalkana waẖu aha Ilahey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Illaahey, Ereyguna wuxuu ahaa Illaahey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 1:1
39 Iomraidhean Croise  

Hadalkina waẖu noghdey kor waẖu degey ḋaẖdayna, waẖan aragne aman tisa, sidi amanti Madigi kaimadey Abaha waẖuna kabuẖa nima̱ iyo run.


Majiro ghof arkey Ilahey markasta; Madigi ofadiyey ẖabadki Abaha kan waye kan fasirey war kisa.


Kan waẖu lajirey Ilahey horti.


Waẖan kaimadey Abaha on imid adunka hadana waẖan ḋafaya adunka on ukaa̱ya Abaha.


Hadana iguaman naftadha, Abe, darajadi ankugulaha intanan jirin adunka.


Toma wa jawabey, waẖu kuyiri: Rabigey iyo Ilahey!


Yesu wahu kuyiri: Amin, amin waẖan idinleyahay: Intusan ḋalanin Ibrahim, aniga wajirey:


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan