Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 9:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Waẖu kuyiri: Amin waẖan idinleyahay: Kuwan inta jogan gharkodha ma arkayin ḋimasha intey kaarkayan suldanimadi Ilahey, okuimaneyso ẖog.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Wuxuu iyaga ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah oo xoog ku imanaysa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Ciise wuxuu kale oo iyaga ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyehay, qaar idin ka mid ah oo halkan taagan dhimashada ma arki doonaan illaa inta eysan arkin boqortooyada Illaahey oo xoog ku imaaneysa.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Wuxuu iyaga ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah oo xoog ku imanaysa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 9:1
13 Iomraidhean Croise  

Kolkasey arki donan Wilki Aden okusoso̱da daruraha iyo ẖog badan iyo aman.


Amin waẖan idinleyahay: Fir kan ma modayo marna tan iyo intey kanoghoneyso waẖ ẖan oḋan.


Sa hadal kan waẖu garey walalahi ḋaẖ dodha inusan asaẖab kas ḋimaneynin, ilowse Yesu makuḋihin inu ḋimaneynin, ilowse hadan rabo inu jiro tan iyo intan kaimanayo, maẖa kaga dan eh?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan